“Xasuuqii Gololey weli madaxda DF kama hadlin, dhacdooyin ka yar yar ayayna ka qeylin jireen..”

Xildhibaan Mahad Salaad Maxamed oo ka tirsan xildhibaanada baarlamanka Somalia ayaa wax lala yaabo ku timaamay in madaxda sare ee dalka aysan weli soo hadal-qaadin dhacdada la xiriirta dadkii lagu laayey degaanka Gololey ee gobolka Sh/hoose. “Meydadka idiin muuqda waa Dhalinyaradii Ciidamada dowlada Soomaaliya ku xasuuqeen Deegaanka Gololey ee hoostaga Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelada … Continue reading “Xasuuqii Gololey weli madaxda DF kama hadlin, dhacdooyin ka yar yar ayayna ka qeylin jireen..”